Wiil Soomaali ah oo sabab yaab leh dalka Jarmalka ugu dilay nin ajnabi ah

Booliska dalka Jarmalka ayaa xabsiga u taxaabay Wiil Soomaali ah oo loo heysto inuu dilay nin ka soo jeeda dalka Afghanistan oo qaxooti ku ahaa dalkaasi. Labada nin ayaa ka mid ahaa ajaaniib qaxooti ah oo ku jiray kaam ku yaalla magaalada Hanau Maxkamada Magaalada Hanau oo kiiskaasi gacanta ku haysa ayaa sheegtay in Wiilka … Continue reading Wiil Soomaali ah oo sabab yaab leh dalka Jarmalka ugu dilay nin ajnabi ah